Madaxweyne Shariif Xasan oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihii Gobolka Shabeelaha Hoose.

0

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan sheikh aadan ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday Ibraahim Aaden Najax oo ku magacaawnaa guddoomiyaha Sh/Hoose waxaana lagu bedelay Max’med Ibraahim Barre.

Sidoo kale Madaxweyne Shariif Xasan ayaa Guddoomiyihii hore ee Gobolka Shabeelaha Hoose Najax u magacaabay  wasiiru dowllaha madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here