Biixi:-“Dadka Puntland Wuxuush Ku Tilmaami Maayo, Waa Dad Gob Ah”+Dhageyso

0

Madaxweynaha Somali-land Muuse Biixi Cabdi oo hadal ka jeediyay Munaasabadd lagu xusayay 18-may ayaa mar kale ka hadlay dagaalka deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

Waxa uu sheegay in aysan duulaan ku aheyn Puntland iyo Garoowe,islamarkaana ay rajeynayaan in wada-hadal lagu dhameeyo arinta dagaalka deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

“Reer Puntland waa gob Xariir ah, wuxuushna oranmayno anagu Garoowe uma socono mana rabno in aan qaxino Xuduudayada ayaan u soconaa waxaan rabnaa in aan Nabad kuwada Noolaano “, ayuu yiri Muuse Biixi Cabdi.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here