Puntland Oo Gurmad Ciidamo Militari Ah Ka Dalbatay Dowladda Soomaaliya

0

War saxaafadeed kasoo baxay maamulka Puntland ayaa dowladda dhaxe ee Soomaaliya looga dalbaday gar gaar deg deg ah oo dhanka militariga quseeya, kaasi oo maamulka Puntland ku dalbanayo in dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ay usoo dirto ciidamo ka qeyb qaata dagaalka Tukaraq ee u dhaxeeya maamulada Somaliland Iyo Puntland.

Maamulka ayaa sido kale dalbaday dalbaday in baaritaan lagu sameeyo hubkii ay isticmaalayeen ciidamada Somaliland gaar ahaan askartii ka qeyb qaadatay dagaalkii deegaanka Tukaraq ee Sool.

                    Halka Hoose Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Maamulka Puntland

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here