Col.Xasan Kheyre Xuseen oo Isku Dhiibay Maamulka Shabaab ee Jubbada Dhexe.

0

Sida laga baahiyay warbaahinta Al-Shabaab, Sarkaal ka Tirsanaa Ciidamadda maamulka Jubba-land ayaa isku dhiibay Maamulka Shabaab ee degmada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe.

Xasan Kheyre Xuseen oo tababarro kusoo qaatay dalka dibaddiisa ayaa muddo sanada ah la shaqeynayay Maamulka Jubba-land, isagoo wata hubkiisa ayuu isku dhiibay Xarakada Al Shabaab.

Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo uu siiyay warbaahinta Shabaab ayuu baaq ugu diray maamulkii uu katirsanaa iyo ciidamadii ay safka iskula jireen,wuxuuna ugu baaqay in ay isku soo dhiibaan Maamulka Shabaab.

Ma Jiro wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Jubba-land oo loogu hadlaayo arintaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here