Militariga Somaaliya oo Isbaarooyin Lagu Dhibaateynayo Shacabka Dhigtay Wanlaweyn (Dhageyso)

0

Guddomiye Ku xigeenka Maamulka Dagmada Wanlaweyn Ee G/Sh/Hoose Oo Yuusuf Cali Nuur  Wareysi gaar ah siiye Idaacada Simba Ee Magaalada Mogadisho ayaa cabasho xoggan Ka muujiye ciidamo Ka tirsan xogga Dalka kuwaasi Oo uu sheegay in gudaha iyo duleeedka ay dhigteen Isbaarooyinka ay Lacag kaga qaadaan Dadka shacabka ah iyo Gawaarida iskala Gooshaya Ee Qeybo Kamid ah Gobolka Sh/Hoose.

Isgoo hadalkiisa sii wata Guddomiye Ku Xigeenka Maamulka Dagmada Wanlaweyn Ee G/Sh/Hoose Yuusuf Cali Nuur ayaa waxaa uu tilmaamay in dhibaatada amni darro Ee Ka taagan Wanlaweyn ay ugu Wacantahay Ciidamada la rabay shacabka in ay difaacaan oo ku mashquulsan Isbaarooyin Lagu dhibaateenayo Shacabka Wanlaweyn Ee gobalka Shabellaha Hoose.

Ugu dambeetii Guddomiye Ku xigeenka Maamulka dagmada Wanlaweyn Ee maamulka K/Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in Cabashooyinka ay qabaan ay u gud-biyeen Maamulka Gobolka Shabelaha Hoose balse ilaa iyo Hada aysan waxba ka qaban.

Codka Guddomiye Ku Xigeenka Maamulka Dagmada Wanlaweyn Yuusuf Cali Nuur

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here