Hoobiyayaal Ku Dhacay Xaafado Kamid ah Magaaladda Muqdisho

0

Inta la xaqiijiyay 7-ruux oo isku qoys ahaa ayaa ku dhaawacmay kadib Hoobiyayaal ku dhacay Xaafadda Cali Kamiin ee Degmadda Warta-badda ee Gobolka banaadir.

Ilaa 7-Madfac ayaa la xaqiijiyay  in ay ku dhacday Xaafadda Cali-kamiin.

Dadka deegaanka ayaa inoo sheegay in Madaafiicda oo gaaraysay  7 lagu riday garoonka Stadium Muqdisho,Xarunta Xisbiga, Xerada Cuuriyaamiinta ee Magaalada Muqdisho.

Dadkii ku dhaawacmay Madaafiicda ayaa loo qaaday goobaha Caafimaadka magaaladda muqdisho.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here