Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Oo Is Casilay

0

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan ayaa goordhaweyd ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii Wasaaradda.

Waxa uu sheegay Mursal in uu u taagan yahay xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya islamarkaana uu rajeynayo in uu ku guuleysto.

Waa wasiirkii Afaraad ee isku casila doorashada guddoomiyaha golaha shacabka ee la filayo in la qabto 30-ka bishan April.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here