Akhriso:-Koonfur Galbeed Soomaliya oo Dacwad Ka ah Guddoomiye Mahad Cabdalle Cawad

0

Qoraal kasoo baxay Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu sheegay in guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad in uu aflagaadeeyay bulshadda Koonfur Galbeed Soomaliya, islamarkaana laga doonayo in uu raaligalin ka bixiyo.

Dhawaan Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in Maamulka Koonfur galbeed Soomaliya uusan laheyn  Dastuur rasmi ah.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here