Sarkaal Ka Tirsanaa Dowladda Soomaliya oo Lagu Dilay Magaaladda Muqdisho

0

Dagaalyahano ka Tirsan Xarakadda Al-shabaab ayaa xalay waxa ay dil ka geysteen magaalada muqdisho ee Caasimadda Soomaliya.

Dilkan waxaa loo geystay sarkaal ka tirsan dowlada  gaar ahaan Waaxda Canshuuraha,waxeyna ragga hubeysan sarkaalkan ka toogteen qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay in sarkaalka isla goobta ku geeriyoodo.

Sarkaalkan lagu dilay degmada Hodan ayaa lagu magacaabi jiray Muxamed Maxamuud Jaamac oo ku magac dheeraa Fara Buur,dilka sarkaalkan waxaa mas’uuliyadiisa sheegtay Xarakada Alshabaab.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here