Dowladda oo Lagu Eedeeyay in Aysan Wax Ka Qaban Go’doonka Saaran Buula-burde+Dhageyso

0

Maamulka Degmadda Buula-burde ee Gobolka hiiraan ayaa sheegay in go’doon ay wali ku jirto degmadaasi.

Gudoomiye Degmadda buula-burde ee Gobolka Hiiraan C/raxmaan Daahir Guure  oo la hadlay idaacadda Simba ee magaaladda Muqdisho ayaa sheegay in go’doonkii ay Al-shabaab saareen sanado ka hor degmadda ay wali ku jirto.

Waxa uu sheegay in dhowrkii bari aynu soo dhaafnay  degmadda ay ka dilaaceen cuduro kala duwan,wuxuuna ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaliya iyo Maamulka Hir-shabeele in aysan gargaar gaarsiinin dadka degmaddaas ku nool.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here