Mareykanka “Waxaan Ka Hor Tagnay Gaari Qarax Ah oo Kusoo Wajahnaa Muqdisho”

0
Ciidamo katirsan Dowladda Mareykanka

Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (Africom) ayaa sheegay inay diyaaradahooda dagaalku dileen Afar ka tirsan Al-Shabaaba, isla maraakana ay burburiyeen Gaari miineysan oo la doonayay in weerar qarax ah loo adeegsado in lagu weeraro goobo ku yaal gudaha magaalada Muqdisho

Duqeynta oo la sheegay inay ka dhacday meel 25 Km qiyaastii dhanka Koofureed kaga beegan Muqdisho ayaa ahayd mid qorsheysan , taasoo ayanan taliska sheegin waxyeelada ka dhalatay xadigeeda.

Africom ayaa ugu dambayntii ballan qaadday inay sii wadi doonaan hawlgallada balaaran ee ay ku beegsanayaan goobaha iney madaxda shabaab halka ay ku sugan yihiiiin.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here