Akhriso:-Safaaradda Soomaaliya ee Liibiya oo Soo Saartay War Ku Saabsan Soomaalida Ku Xayiran Dalkaas

0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Liibiya ayaa soo saartay farriin ku socota Soomaalida ku xayiran dalka Liibiya.

Qoraal uu ku saxiixan yahay sairka Somaliya u fadhiya Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi oo arrintan loo xil saaray ayaa farriintiisa ugu baaqay dhalinyarrada Somaaliyeed ee ku sugan Liibiya inay is-diiwaan geliyaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here