Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidamada Maamulka Puntland oo Boosaaso Lagu Dilay

0

Wararka ka imaanaya Magaaladda Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa ku waramaya in rag hubeysan ay gudaha Magaaladaas ku toogteen Xalay sarkaal sare oo katirsanaa ciidamada Booliska Maamulka Puntland.

Sarkaalka la dilay ayaa magaciisa lagu soo koobay Qaasim, wuxuuna ka tirsanaa Ciidamada Mamulka Puntland,qeybta Magaladda Boosaaso.

Dhanka kale Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay Mas’uuliyadda dilka sarkaalka ka tirsanaa Ciidamada Maamulka Puntland.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here