Dhageyso:- Gudoomiye Jawaari Oo Lagu Wado in uu Gaaro Baladweyne

0

Waxaa maalmaha soo socdo lagu wadaa in magaalada baladweyne uu gaaro wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha baarlamaanka dowlada Soomaaliya Maxamed sheikh cusmaan Jawaari.

Gudoomiye jawaari  waxaa safarka uu ku tegidoono baladweyne ku wehlindoono wafdi ka socda dowlada jabuuti.

Madaxweynaha Maamulka hirshabeelle oo shaley gaaray magaalada baladweyne ayaa ugu baaqay shacabka ku nool magaaladaasi in ay u diyaar garoobaan soo dhaweynta  wafdiga ka socda dowlada Soomaaliya iyo dowlada jabuuti.

Waare ayaa sheegay in wafdigaan ay maalmaha soo socda imaandoonaan magaalada baladweyne ee xarunta Gobolka hiiraan.

 

                                             Dhageyso Codka Madaxweynaha Maamulka hirshabeelle Waare

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here