Akhriso:-Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Karkaar

0

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Digreeto ku magcaabay Gudoomiyaha Gobolka Karkaar ee Puntland.

Gudoomiyaha Gobolka Karkaar ayaa loo magacaabay Cabdulaahi Maxamed Barre (Caato), iyadoo digreetada lagu magacaabay ay ahayd xeer Madaxweyne oo nambarkeedu yahay Lr.142 ee November 20, 2017.

Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Karkaar ee Puntland Cabdulaahi Maxamed Barre (Caato) ayaa xilal Wasiirnimo ka soo qabtay Puntland, sidoo kale waxa ahaan jiray Sarkaal ciidamada xooga Soomaaliyeed.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here