Wararka ka imaanaya magaaladda Boosaaso ee Gobolka bari ayaa ku waramaya in qarax ismiidaamin ahaa in uu ka dhacay gudaha magaaladaas.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in nin isa soo miidaamiyay uu isku qarxiyay afafka Hore Saldhigga Bartamaha Magaaladda Boosaaso.
Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in ninka isa soo miidaamiyay uu watay gaari gacan.
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

