Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa fariin adag u diray dadka qabiilka ku difaaca Shaqsiyaadka ka tirsan Al-shabaab ee Weerarad ka Fuliya Magaalada Muqdisho waxaa uuna Sheegay inay Dowladda ay Tilaabo deg deg ah ay ka Qaadeyso Cid walba gacansiisa Al-shabaab.
“Waxan idiin Sheegayaa in Dhamaanteen ay noo Taalo Hal-Shaqo oo Ah in aan Baabi’inu Magaca Al-shabaab Sidaas Darteed Cidii isku Dayda inay Qaab Qabiil ugu Hiiliso waxaan ka Qaadaynaa Tilaabo adag waxaad ogaataan adinka la idin ku soo Duulay oo Dhamaantiin aad Dil ku Xukuman tihiin” ayuu yiri Ra’iisulwasaare Kheyre.
Dhageyso…

