War Deg Deg:-Xildhibaan Goordhaweyd La Toogtay

0

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Maamulka  jubba-land ayaa ku waramaya in askari ku labisan dareeska Ciidamada Dowladda Soomaliya uu toogtay Xildhibaan Cabdixakiim tima-faras oo ka tirsanaa Baarlamaanka Maamulka jubbaland.

Alla Ha unaxariistee Xildhibaanka ayaa la dilay isagoo kasoo baxay gurigiisa, waxaana baxsaday  askarigii dilka fuliyay.

Saraakiil ka Tirsan Maamulka Jubba-land oo goordhaweyd la hadlay idaacadda Simba ee magaaladda Muqdisho ayaa sheegay in xildhibaanka uu toogtay askariga hubeysan islamarkaana uu goobta ka baxsaday.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here