Dagaalkii Soomaalida iyo Oromada oo Dib u Soo Laabtay

0

Wararka imaanaya dalka Ethopia ayaa ku waramaya in ay dib usoo laabteen dhibaatooyinkii u dhaxeeyay Soomaalida iyo Oromada  oo dhawaan la sheegay in xal laga gaaray.

Waxaa la xaqiijiyay in Gaari ka baxay magaalada Amaro ee gobolka Oromiya lagu rasaaseeyey xadka gobolka Koonfurta Ethiopia.

Sida uu xaqiijiyay TV-ga ESAT waxaa goobta ku naf waayay mid ka mid ah dadkii saarnaa gaariga la rasaaseeyay halka ay labo kalena ay ku dhaawacmeen.

Arintan ayaa la sheegay in ay salka ku hayso khilaaf xaga xuduuda ah ee u dhaxeeya Gobolka Oromada iyo Gobolka Shucuubta Koonfureed

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here