Faah-faahin:-Saldhig Al-shabaab ay Ku Sugnaayeen oo La Weeraray

0

Wararka ka imaanaya Gobolka Bakool ayaa ku waramaya in Ciidamada maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya iyo kuwa Dowladda Soomaliya in ay weerar ku qaadeen saldhig Al-Shabaab ay ku sugnaayeen oo ku yaala Koonfurta degmada Xudur.

Saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaliya ayaa sheegay in weerarkaas uu ahaa mid qorshaysan islamarkaana lagu qaaday saldhiga Xarakada Al-shabaab ay ku sugnaayeen kaasi oo ahaa kii ay kasoo abaabuli jireen weerarada ka dhaca Degmooyinka Gobolka Bakool.

Ilaa haatan si dhab ah looma qasaaraha ka dhashay weerarka xalay ka dhacay saldhiga ay Al-Shabaab ay ku sugnaayeen oo ku yaala Koonfurta degmada Xudur.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here