Xildhibaano Kusii Jeeda Magaaladda Cadaado

0

Magaaladda Cadaado ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Galmudug waxaa maanta kusii jeeda Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka  Federaalka Soomaliya ee laga soo doortay Deegaankada Maamulkaas.

Xildhibaanada maanta ku wajahan Magaalada Cadaado waxaa kamid ah Xildhibaan Mahad salad,Xildhibaan Zakariye,Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi,Xildhibaan Cabdi Weli Qanyare iyo Xildhibaan Xasan Macalin oo dhamaan laga soo doortay deeganada Maamulka Galmudug.

Xildhibaaanadaan ayaa waxa ay sheegeen in ay halkaas u tagi dooonaan sidii ay u bad-baadin lahaayeen Maamulka Galmudug, oo saacadii aynu soo dhaafnay khilaafka u dhaxeeya madaxda Maamulkaas uu cirka isku sii shareeray.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here