Akhriso:-Hirshabeelle oo Cadeysay Mowqifkeeda Xiisada Maamulka Galmudug.

0

Warsaxafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxtooyada Dowladd Goboledka  Hirshabelle ayaa waxaa lagu  cadeeyay  Mowqifka Hir-shabeelle ay ka taagan tahay khilaafka maamulka Galmudud.

Dhinaca kala maamulka Hirshabelle ayaa been abuur ku tilmaamay Warsaxaafadeed maanta lagu sheegay maamul goboledyada in ay kasoo horjeedaan Xilka qaadista madaxweyne Axmed Ducaale Geelle (Xaaf)iyo in Dowlada Federaalka soomaaliya ay burburineyso maamulada Dalka ka jira.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here