Akhriso:-Guddoonka Golaha Shacabka oo Loo Gudbiyay Mooshin Ka Dhan ah Emirate-ka

0

Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya, ayaa loo gudbiyay mooshin ka dhan ah fara-gelinta uu Emirate-ka Carabta ku hayo Somaliya.

Mooshinka loo gudbiyey Guddoomiyaha Baarlamaanka federaalka Soomaliya Prof. Jawaari ayaa cambaareyn loogu soo jeediyey dowladda Imaaraadka Carabta oo faragelin ku heyso dalka Soomaaliya sida lagu yiri qoraalka

Mooshinka ayaa sidoo kale lagu xusay in Danjiraha Emirate-ka Carabta u fadhiya Magaalada Muqdisho  Amb. Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi uu madaxa isu geliyay Dowladda Dhexe & Maamul Goboleedyada, sidoo kalena uu sameeyay maleeshiyaad hubeysan sida hadal loo dhigay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here