Deegaanada Soomali-land oo Maanta La Geeyey Qaad Laga Keenay Kenya

0
Photo made July 23, 2013 shows Kenyan khat traders sorting their produce from their farms and awaiting consumers in a market in Nairobi. Khat -- called miraa in Kenya, a multi-million dollar (pound / euro) export business -- is the leaves and shoots of the shrub Catha edulis, which are chewed to obtain a mild stimulant effect. AFP PHOTO/SIMON MAINA (Photo credit should read SIMON MAINA/AFP/Getty Images)

 

Ganacsata qaadka ee dalka Kenya ayaa bilaabay in maamulka Somaliland ay ka bilaabaan ganacsiga qaadka ee loo wareejinayo dhulka somalialand kadib markii maamulkaasi ay u joojiyeen shaqaaqo soo kala dhex gashay iyaga iyo qoomiyada oromada ee dagta xadka somaliya iyo ethopia ay wadaagaan halkaa oo sidoo kale dagaal qasaaro dhaliyay uu ka dhacay.

Dowlada Ethopia ayaa jaadka geyn jirtay magaalada Hargeysa iyo dalka Jabuuti laakiin qilaafka soo kala dhex galay soomaaliya iyo qoomiyada oramada ayaa sababay in meesha laga saaro isku gudbinta deegaanadaasi mirihii qaadka ee la keeni jiray.

Gobalada Dira Dawa iyo Harar oo 200-KM dhanka ethopia kaga began magaalada Hargeysa ayaa ah goobaha sida weyn uu ugu baxo qaadka Soomaalida loo soo dhoofiyo.

Maalinimadii jimcaha aheyd tobanaan qofood ayaa la soo wariyay in ay dhinteen kadib rabshado u dhaxeeyay qoomiyada Oromada ee Ethopia iyo Soomaalida halkaasi ku nool waxaana ku barakacay in kabadan 30,000 oo qof iyadoo dagaalkaasi saameyn xoogan uu ku yeeshay ganacsiga gobalada bari ee dalka Ethopia.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here