Akhriso:-Koonfur Galbeed oo Taageertay Xulufadda Sacuudiga Xiriirkana u jartay Qatar.

0

Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa sheegay in ay taageersan yihiin isbahaysiga sacuudiga Arabia iyo imaaraatka Carabta islamarkaana ay kasoo horjeedaan go’aankii dhex-dhaxaadnimadda ee Dowladda Federaalka Soomaliya ka qaadatay khilaafka wadamada Khaliifja Carabta.

Warsaxaafadeed ku qornaa afka Ingiriiska ayaa lagu sheegay in Koonfur Galbeed Soomaliya ay xiriirka u jartay Dowladda Qatar.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here