Mu’asasada Alkata’ib garabka Warbaahineed Ee Xarakada Al Shabaab ayaa Faafisay sawirrada hubkii iyo Gaadiidkii dhowaan Ciidamada Jubballand looga qabsaday Dagaalkii Buula Gaduud Ka dhacay.
Sawirrada lasoo Bandhigay waxaa kamid ah laba gaari Nuuca Dagaalka ah iyo saanado hub ah.










