Gobolada Sool iyo Sanaag oo Looga Saarayo Dhulka Lagu Muransan Yahay.

0

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jamal Hassan ayaa dadaal ugu jira qorshe Gobolka Sool iyo Sanaag looga saarayo dhulka lagu muransan yahay.

Wasiirka Qorsheynta  ayaa la Kulmay Xildhbaano iyo wasiiro kasoo jeeda Gobolka Sool iyo Sanaag,waxaana kulanka diirada lagu saaray sidii Goboladaas ay u heli lahaayeen xuquuqdii loogu talagayalay islamarkaana loogu saari lahaa arinta Muranka Maamulada Somali-land iyo Puntland.

Wasiir Jamaal oo deegaan ahaan kasoo jeeda halkaas ayaa la kulmay Wasiirka Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda Cabdiraxmaan Xaashi waxayna  kawada hadleen sidii mashaariicda horumarineed ay gobolladaasi u heli lahaayeen.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here