Cali Khaliif:-“Dowladda iyo Puntland Khaatumo ayay Burburinayaan”,!!

0

Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Mudooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa magaaladda Hargeysa ee Caasimadda Maamulka Somali-land  ayaa ka hadlay wada-hadalka u socda iyaga ee Maamulka Somali-land.

Wuxuuna sheegay Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Dr. Cali Khaliif Galaydh inuu Jeclaa inay soo dhamaadaan wada-hadalada  inta uu Siilaanyo Xilka hayo, si dhaxal wanaagsan uu dadkiisa uga tago Siilaanyo.

Sidoo kale Cali Khaliif  Madaxweynaha khaatumo State ayaa wuxuu sheegay inay Puntland iyo Dawladda dhexe ee Soomaaliya ay meel uga soo wada Jeesan doonaan, Isagoo sheegay inay Faragelin ku hayaan arimaha Khaatumo, Gaar ahaan wuxuu xusay magaalada Buuhoodle.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here