Wararka Akhriso:-Amaro La Dul Dhigay Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaliya By Radio Simba - Eylül 3, 2017 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Qoraal kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Dibada Xukuumadda Soomaiya ayaa lagu amray Madaxda & Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha dibadda in aysan la hadlin warbaahinta ogolaanaho la’aan.