Guddiga doorashada Madaxweynaha Cusub ee Dowladd goboleedka Hirshabelle ayaa galabta ku dhawaaqay Maalinta ay dhacayso doorashada madaxweynaha Maamulkaas.
Guddiga ayaa sidoo kale shaaciyay xiliga ay bilaabanayso araaji qabashada Musharixiinta.
Halkaan Hoose ka Akhirso Qoraalka


