Sarkaal Ka Tirsanaa Al-shaabab oo Isku Soo Dhiibay Dowladda Soomaliya

0
A Somali gunman stands on guard as villagers look on in the north of Mogadishu, September 24, 2003. The chaotic capital of the failed Horn of Africa state is much more peaceful now but remains extremely lawless and is home to thousands of gunmen. Ruined Somalia needs the big powers to push it towards peace but major nations are repelled by its image as a quagmire in which U.S. forces floundered a decade ago. The U.N. Secretary-General's special representative for Somalia said on September 4, 2003, one of the five permanent members of the U.N. Security - China, Britain, France, the United States and Russia - could make a difference in a country which collapsed in chaos in 1991 after the ousting of former dictator Mohamed Siad Barre. REUTERS/Antony Njuguna AN- - RTR3JU9

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa ku waramaya in Sargaal Sare oo ka tirsanaa dagaalyahanada Xarakada  Al-shabaab in uu isku dhiibay Maamulka Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolkaas.

Saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaliya ayaa sheegay in Maxamed Yuusuf Dheel oo ah Sargaal sare oo ka tirsan Shabaab uu Ciidamada Milatariga isku soo dhiibay,kadib markii uu xiriiro kala duwan uu lasoo sameeyay Maamulka Degmada Garbahaarey.

Sarkaalkaan ayaa lagu wadaa in dhawaan lagu soo bandhigo xarunta Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo islamarkaana uu ka warbixin doono sababaha ku kalifay in uu kasoo goosto dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab.

Horey waxaa u jirey Saraakiil ka tirsan dagaalyahanada Xarakada Al-sahabab oo isku soo dhiibay Dowladda Soomaliya, kuwaasi oo haatan kamid ah Saraakiisha sar sare ee Ciidamada xoogga dalka Soomaliyeed.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here