Maamulka Luuq oo Iska Fogeeyay Eedeen Loo Jeediyay+Dhageyso

0

Maamulka Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa beeniyay wararka ku aadan in Saldhiga Degmaas lagu dhibaateeyo Maxaaibsta ku xian.

Gudoomiyaha Degmada Luuq ee Maamulka Dowladda Soomaliya Maxamed Xuseen Cusmaan oo la hadlay idaacadda Simba ee magaladda muqdisho ayaa sheegay in ayan jirin wararka ku aadan in maxaabis ku xiran xasbiyadda degmadas ay la kumaan dhibaatooyina.

Waxa uu sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaliya iyo kuwa ethopia ay degmadaas ka sameeyaan howlgalo amaanka lagu xaqiijinayo laguna soo qabto raga al-shabaab u qaabilsan waxa loo yaqaano amniyaadka, balse aysa jirin wararka lala xiriirinaayo dhibaateynta maxaabista.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here