Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Hiddaha iyo Taclinta Sare ee Dowlada Federalka Soomaaliya Mudane HE. Abdi Dahir Osman ayaa maanta magacaabay guddi ka kooban sagaal xubnood Wasaaradda; Golaha Shacabka; Aqalka Sare; Jamacadaha; Bulshada Rayidka;
Guddiga Kormeerka Deeqaha Waxbarashada waxay hubin doonaan tirada deeqaha waxbarasho ee dalka yimid iyo in si cadaalada loo qeybiyey iyadoo la tix raacaayo sharuudaha loo dajiyey Guddiga.


