War Deg Deg:Wariyayaasha oo Loo Yeeray iyo Roobow oo Lasoo Bandhigayo

0

Shiikh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ku-xigeenkii Hogaamiyihii Xarakada Al-shabaab ee dhawaan isku dhiibay Dowlada Soomaliya ayaa daqiiqadaha soo socda lagu wadaa in saaxafadda uu kula hadlo magaaladda Muqdisho.

Wariyayaasha ayaa la geeyay Hotelroyal Place oo u dhow xarunta Habar Khadiijo ee uu dagan yahay Roobow Abuu Mansuur.

Muqtaar Roobow ayaa ka hadli doona mowqifkiisa ku aadanaa Al-Shabaab iyo go’aankiisa haddii uu wax ka badalay,waxaana Hoteelka sidoo kale gaari doona mas’uuliyiin ka Tirsan Dowladda federaalka Soomaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here