Maxkamadda Sare ee Maamulka Somalii-land ayaa go’aankan soo saartay dacwadii uu Xildhibaan Talyanle u gudbiyay ee Doorashadii Shir-guddoonka Golaha Wakiilada.
Maxakmadda ayaa Amartay in la hakiyo Shirarka Golaha Wakiiladda Maamulka Somali-land, islamarkaana ay xalin doono maxakamddU arrimaha muranka ka taagan Doorashadii Golaha Wakiilada ee dhawana ka dhacday magaalada Hargeysa.


