Cabdi Qeybdiid  oo Loo Doortay Guddoomiyaha Guddiga Dib u Eegista Dastuurka.

0

Senator Cabdi Xasan Cawaale(Qeybdiid)  Madaxweynihii Hore ee Maamulka Galmudug State ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegistaDastuurka.

Qeybdiid ayaa doorasho la galay madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole, waxayna guddiga doorashada ay sheegeen in qeybdiid uu ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka oo ka kooban labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddiga labada Aqal ee Dastuurka ayaa ka kooban 10 xubnood oo min shan xubnood uga socda Golaha shacabka iyo Golaha Aqalka Sare.

Cabdi Qeybdiid ayaa helay 6-cod halka faroole uu helay 4-cod.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here