Dil Xalay Ka Dhacay Degmada Dharkinley ee Gobolka Banaadir

0

Kooxo Hubeysan ayaa xalay Degmada Dharkinley ee Gobolka Banaadir waxa ay ku dileen nabadoon Geedi firdhiye oo kamid ahaa dadka sida weyn loogu yaqaanay Gudaha Degmadas.

Rag ku hubeysnaa Bastooladdo ayaa la sheegay in ay ka dambeeyeen dilka nabadoon Geedi firdhiye islamarkaana la dilay xili uu gudaha u galay Masjid ku yaala Degmadas Salaadii Cisha ah.

Ragga  hubeysan ayaa la sheegay in dhowr xabadood ay ku dhufteen nabadoonka islamarkaana ay goobta isaga baxsadeen, dilka markuu dhacay kadib sida goob-joogayaal ay u sheegeen idaacadda Simba.

ilaa haatan si dhab ah looma oga sababaha rasmiga ah ee ka dambeeya dilka nabadoon Geedi firdhiye

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here