War Deg Deg:-Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Xilkii Laga Qaaday

0

Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Cali C/laahi Osoble ayaa Xil ka qaadis ku sameeyay  Gudoomiyihii  Gobolka hiiraan Cali Jeyte Cismaan  isagoo magacaabay Gudoomiye Cusub.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha hir-shabeelle ayaa loogu  magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka hiiraan  Cumar aadan deqoow cumar baadiyoow oo horay u ahaa duqii dagmada Baladweyne.

Magacaabista Iyo Xilkaqaadista Gudoomiyahan cusub ayaa  ku so beegmeyso  xili mudooyinkii danbe ay baladweyne ka taagneen muran dhinaca maaliyada Gobolka hiiraan sida loo maamulo iyo cida maamuleyso,

Sawirka Gudoomiyaha ee Gobolka Hiiraan

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here