Akhriso:-Wareegtadda Lagu Magacaabay Maamulka Cusub ee Gobolka Hiiraan

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa xilka ka qaaday dhammaan mas’uuliyiintii Maamulka Gobalka Hiiraan isagoo magacaabay  mas’uuliyiin kale.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Hirshabeelle  ayaa lagu sheegay in xilka laga qaaday Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Dhinaca Amniga Axmed Inji iyo xubno kale oo ka mid ah maamulka gobolka Hiiraan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here