War Deg Deg:-Qarax Goordhaweyd Ka Dhacay Magaalada kismaayo

0

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka jubb-land ayaa ku waramaya in qarax xoogan uu goordhaweyd ka dhacay Saldhiga Dhexe ee Magaaladaas.

Qaraxa ayaa la sheegay in lala beegsaday ciidamo Boolis iyo Baambeey ah xilli ay ku sugnaayeen saldhigga dhexe ee magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada hoose.

Waxaa la xaqiijiyay in qaraxa ay ku dhinteen 3 Askari halka ku dhawaad 10 kale ay ku dhaawacmeen.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here