Dukaamo ay Leeyihiin Ganacsato Soomaliyeed oo Lagu Boobay Koonfur Afrika

0

In Ka Badan 10 Dukaaan Oo Ay Lee yihiin Ganacsato Somaali ah ayaa Lagu Boobay Deegaanka KwaMashu Ee Duleedka Magaalada durban, Xaalada ayaa ah mid kacsan goobjooge La Hadlay warbaahinta  Ayaa Sheegay In Ay Jiraan Cabsi Xoogan oo ay qabaan Somaalida,

Dadka Deegaanka Oo Bananbaxyadaan Dhigayay Ayaa Ka Careeysan Afar Caruur Ah Oo Nolasha Lagu Wayay Dadka Banaanbaxayada, dhigaya Oo Aad U carerysan Ayaa ku Qeeylinaya In ajaanibta Degaanka Ganacsiga ku leh ay ka Danbeeyeen 4 caruur ah oo la waayay, saakay iyagoo kusii jeeday Iskuulka waxaana banaanbaxayashi leeyihiin Caruurteena Maqan Ajaanibta ayaa afduubtay

Mudooyinkaan Danbe Waxa Magaalooyinka Dalka SouthAfrica Kusoo Badanaya Afduubashada Caruurta Da’yarta.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here