Waxaa Goordhaweyd qarax xoogan laga maqlay Gudaha magaalada muqdisho ee Caasimadda Soomaliya.
Qaraxa ayaa la sheegayaa in loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa lala beegsaday Maqaayadd ka ak dhow Dekadda Magaalada Muqdisho.
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

