War Deg Deg:-Gudoomiyaha Gobolka banaadir oo Magacaabay Gudoomiyayaal

0

Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa Magaalada muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa goordhaweyd magacaabay 15-Gudoomiye,iyadoo xilalkii laga qaaday 15-kale.

Waxaa laga tagay oo kaliyah Gudoomiyayaaasha Degmooyinka Kaxda iyo Hiliwaa.

Akhriso Magacyada 15 Gudoomiyaasha Cusub ee degmooyinka Gobolkaan Baanadir oo goordhow la magacaabay

  • Degmada C/casiis sharmaarke maxamed ladane
  • Degmada Kaaraan c/fataax nuur cali yaanyo
  • Degmada Shibis safiyo sheekh cali jimcaale
  • Degmada Yaaqshiid axmed xasan maxamuud
  • Degmada Howlwadaag c/kariin cali kaar
  • Degmada Hodan maxamed cantoobo
  • Degnada Dayniile c/wali nuur faarax
  • Degmada Wadajir cumar cllahi xassan
  • Degmada Dharkeynley c/raxmaan siid cali
  • Degmada Shangaani basmo cumer axmed
  • Degmada xamerweyne cumer shariif maye
  • Degnada Xamerjajab c/wali cllahi maxamed
  • Degmada waabari rowdo c/llaahi
  • Degmada boondheere zainab yuusuf wehliye
  • Degmada Warta nabada zainab maxamuud warasame

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here