Faah-faahin+Sawirro:-Qaraxa Ka Dhacay Magaalada Boosaaso.

0

Maamulka Puntland ayaa sheegay in nin isasa soo miidaamiyay uu isku qarxiyay Bar koontorool oo Ciidamada amaanka Mamaulka puntland ay ku lahaayeen Magaalada Boosaaso.

Taliyaha Qeybta Booliska ee Gobolka Bari oo La hadlayay warbaahinta Puntland ayaa xaqiijiyay qaraxa.

Wuxuu sheegay dhimashada 5 Qof oo 4 Shacab Tahay, 1 Askari iyo Ninki Ismiidaamiyay, Waxeyna Tirada Guud isku noqonaysaa 5 Ruux.

Ilaa Hadda Cidna ma sheegan masuuliyadda Weerarkan.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here