Baaritaan Lagu Hayo Shactar Ku Degay Xeebaha Dagmada Hobyo+Dhageyso

0

Taliska Ciidamada ilaalada  Badda Maamulka Galmudug iyo Ciidamada NATO ee Saldhiga ku leh Xeebaha Dagmada Hobyo ee Koofurta Bari Gobalka Mudug ayaa baaritaan ku haya Sababta keentay in uu  qalibmo Shacraf waday Qalab loogu talo galay in lagu dhiso Dekadda, Garoonka Diyaaradaha iyo Wadada Xariisa Gaalkacyo iyo Hobyo.

C/laahi Axmed Cali Gudoomiyaha Degmada Hobyo ee Gobalka Mudug oo la hadlay Idaacada Simba ayaa wax lagu Xumaado ku tilmaamay dhacdada dagista Shactarkaasi iyo Shaqaalihii la Socday oo Sida uu Xusay ay badbaadiyeen Ciidan ilaala Bada Galmdug waxaana uu Sheegay in kiis kaas ay ku Howlin yiihin Baaritiisa Saraakiisha ka socoto Ciidamada NATO iyo Taliska Ciidanka Badda Galmudug.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here