Gudoomiye Ku Dhintay Qarixii Ka Dhacay Maqaayadda Italian Coffee

0

Sida  ay inoo xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka Tirsan Dowladda Federaalka Soomaliya qarixii shalay galab ka dhacay Maqaayadda Italian Coffee ee Magalada Muqdisho waxaa ku dhintay C/raxmaan Shiikh Sabdow Shiikh Daahir oo ahaa Gudoomiyihii Tuuladda Kuntuwaarey ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Ala Ha u Naxariistee C/raxmaan Shiikh Sabdow Shiikh Daahir oo ahaa Gudoomiyihii Tuuladda kuntuwaarey ee Gobolka Shabeelaha hooe ayaa la sheegay in uu fadhiyay afafka Hore ee Maqaayadda italin Coffee islamarkaana uu sameeyay qaraxii xooganaa ee ka dhacay maqaayadda horteeeda.

Inkastoo Al-shaabab ay gacanta ku hayaan Tuuladda kuntuwaarey ee Gobolka Shabeelaha hooe uu isaga ku magacaabay hadana waxa uu howlo shaqo uu u joogay Magaalada Muqdisho ee Caaasimadda Soomaliya sida naloo xaqiijiyay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here