Eng Camey:-Puntland Ma Xamili Karto Qaxooti Badan”,+Dhageyso

0

Madaxweyne ku Xigeenku Maamulka Puntaland Eng-C/kaxiim C/laahi Xaaji Cumar Camey ayaa Wasiirada Amniga iyo Arimaha Gudaha ugu baaqay in si deg deg ay dib ugu celiyaan kumanaan Qof oo ka kala yimid Deegaanada maamulka Soomaaliland,Galmdug iyo Dowladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya kuwaas oo qaxooti ku ah Gobalada Nugaal iyo Bari.

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland ayaa Sheegay in Puntland ay wado qorashayaal ay deegaanadaa ay uga rarayso in ka Badan 70kunoo qoys kuwaas oo ka soo jeeda Gobalada Soomaaliland,Galmudug iyo Koofurta Soomaaliya oo hada ku nool deegaanada Puntland.

Eng Camey  Madaxweyne Ku-xigeenka  puntland ayaa Hay’adaha Amniga Puntland ugu baaqay in la Dadajiyo Qorasha Dib u Celinta Dagmada oo u dhalan Puntland ee Qaxootiga ku ah Xeryaha Barakacayaasha Magaalooyinka Puntland.


 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here