Yuusuf Garaad:-“Isbeddello ayaa Lagu Sameyn Doonaa Ururka Midowga Afrika”,

0

Wasiirka Arrimaha Dibada Xukuumadda Soomaliya Yuusuf Garaad Cumar  ayaa Magaalada Kigali ee dalka Rwanda kaga qeyb galay shir ay Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika ku yeesheen Magaaladaas.

Shirka ay yeesheen  Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika  Waxaa looga hadlay mashruuc hore loogu xil-saaaray Madaxweynaha Rwanda, Paul Kagame, oo ku saabsan isbeddello la damacsan yahay in lagu sameeyo Midowga Afrika, siiba dhanka maaliyadda oo qorshuhu yahay in miisaaniyadda Ururka ay la baxaan xubnihiisu.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here