War Deg Deg:-Qarax Xoogan oo Goordhaweyd Laga Maqlay Magaalada Muqdisho

0

Wararka haatan naga soo gaaraya wadada Maka Almukarama ee Magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in Qarax gaari loo adeegsaday in uu goordhaweyd ka dhacay maqaayad halkaas ku taala.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa lagu qarxiyay maqaayad lagu magacaabo Italian Caffe oo ku dhegan gurigii hore ee shaqaalaha oo ku dhow Ha’yada socdaalka iyo jinsiyadaha dowlada Soomaaliya.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here