
Xarunta baarlamanka maamulka Galmudug waxaa Goordhaweyd ka bilaabatay Codeynta Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug.
Axmed Cali Hilowle, Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Cabdulqaadir Maxamed Shirwac ayaa u taagan Xilka Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug,waxaana howlgalka doorashada ku sugan Mas’uuliyiin ka Tirsan Dowladda Soomaliya.
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com
